Garowe: Ciyaarihii ugu Dambeyey " Hiiraan VS Shabele Hose, Banadir VS Sool

Monday December 20, 2010 - 10:34:25
0 Comments
2606
Super Admin
Waxa Galabnimadi Sabtida Ciyaar xiiso Badan ku dhex martay Garoonka Kubada Cagta ee Mire Awaare Jaamac Caasumada Puntand Garawe Hiiraan VS Shabele Hose, Banadir VS Sool

Waxaa maanta dhacay ciyaarta 4 gobol oo qeybtii hore ee ay wada qaateen gobolada Shabeelada hoose Vs Hiiraan waxaana 3-2 ay guudhu ku raacday Gobolka Hiiraan iyadoo lagu wado in ay sidaasi ku harto Shabeelaha hoose.

Sidoo kale waxaa isla galabta wada qaatay ciyaar aad u xiisobadneyd oo dadweynaha soomaaliyeed ay si aad ah uga wada heleen gobolada Sool Vs Banaadir, waxayna ciyaartaasi aheyd mid la wada sugayay islamarkaana aad u adag.

Ciyaartaasi waxaa ay ku soo dhamaatay 1-1 Bar bar dhac labada gobol inkastoo ay gobolka Banaadir ciyaartoydooda goolka Bar bardhaca la yimaadeen qeybtii dambe ciyaarta in kudhow dhamaadkeediina ay iska cuneen goolal aad u fursad fiicnaa .

Kala soco Warbahinta BTS "Burtinletimes

Mohamoud Abdikadir Hosein

Related Items


Leave a comment