Dersigeena jimcaha ciwaankiisu waa Baabu Towqiidi Fil Maa"i.

Friday January 12, 2024 - 14:05:53
0 Comments
92
ahmed raajaa
MUQDISHO
Jimce wanaagsan mar kale meel kasta oo aad joogtaan waa mid kamid ah dersigeeni jimcaha ahaa oo maanta uu shiikha casharkaan waxa uu ka hadlayo baabu Towqiidi Fil maa,i.

Sida caadada inoo ahayd maalinkasta oo jimce ah ayaan idiin soo gudbinaa waana muhiim insha,allah.

Shiikhan waa shiiq aad looga yaqaan guud ahaan caalamul islaam, gaar,ahaan dalkeena soomaaliya.

Ugu danbeyntii waa inaan ka faa'ideysano casharadaas dur-duraya oo uu inoo Aqrinaayo Allaha ka raali noqdee shiikheena Abuukar xasan maalin. 



Meeraysane.com 

Related Items


Leave a comment