Jimce wanaagsan Ku soo dhawaada dersigeenii jimcaha oo xiiso leh (dhagayso)

Friday February 02, 2024 - 15:22:16
0 Comments
68
ahmed raajaa
MUQDISHO
Jimce wanaagsan mar kale meel kasta oo aad joogtaan waa mid kamid ah dersigeeni jimcaha ahaa oo maanta uu shiikha casharkaan waxa uu ka hadlayo baabuL kam yuzqalaani

Sida caadada inoo ahayd maalinkasta oo jimce ah ayaan idiin soo gudbinaa waana muhiim insha,allah, wuxuuna ka hadlayaa inta la dhaqaayo calaa calaha.

Shiikhan waa shiiq aad looga yaqaan guud ahaan caalamul islaam, gaar,ahaan dalkeena soomaaliya.

Ugu danbeyntii waa inaan ka faa'ideysano casharadaas dur-duraya oo uu inoo Aqrinaayo Allaha ka raali noqdee shiikheena Abuukar xasan maalin.

Meeraysane.com
 

Related Items


Leave a comment