Jimce wanaagsan ku soo dhawaada dersigii jimcaha oo ka hadlaya Al wuduu li kuli salaati

Friday February 23, 2024 - 13:48:40
0 Comments
70
ahmed raajaa
MUQDISHO
Jimce wanaagsan mar kale meel kasta oo aad joogtaan waa mid kamid ah dersigeeni jimcaha ahaa oo maanta uu shiikha casharkaan waxa uu ka hadlaya baabka weeks qaadka salaad kasta.


Sida caadada inoo ahayd maalinkasta oo jimce ah ayaan idiin soo gudbinaa waana muhiim insha,allah, wuxuuna ka hadlayaa lugaha Mira La hor dhaqaayo.


Shiikhan waa shiiq aad looga yaqaan guud ahaan caalamul islaam, gaar,ahaan dalkeena soomaaliya.


Gaba-gabadii waa inaan ka faa'ideysano casharadaas dur-duraya oo uu inoo Aqrinaayo Allaha ka raali noqdee shiikheena Abuukar xasan maalin.



Meeraysane.com

Related Items


Leave a comment