Burtinle: DAAWO SAWIRO XARUNTA MAAMULKA DAGMADA BURTINLE

Saturday December 25, 2010 - 15:47:37
0 Comments
2095
Super Admin
Sawira Xarunta Maamulka Dagmada Burtinle ee Gobolka Nugaal

Dhismaha Xarunta Maamulka Dagmada Burtinle ayaa ah mid la dhisay Mudo aad u fog , Asaga oo dhismaha Xaruntu ka kooban yahay dayr wanagsan iyo qolol badan oo hada ah Xafiisyo kala duwan oo ay ka mid yihiin Xafiisyada maamulka Dagmada, sido kale waxaa ku yaal Xafiisyo aan ahay kuwa maamulka sida Xafiiska Bisha cas, Isboriga , Dhali yara iyo Hawinka

Daawo Dawirada

Halkani Waa Paking-ka Baabuurta ee Xarunta iyo wajahadeeda hore


Sawirkan waa Gudaha Daarada Xarunta Maamulka Dagmada iyo Birtii (Tawarki) Calanka


Sawirkani waa Barandadii iyo Xafiisyada Xarunta Maamulka Dagmada Burtinle

Kala soco wararka iyo war bixinada dalka somalia waqti kasta warbaahinta BTS Online
Ka dhigo hoygaaga Internet-ka www.burtinletimes.com

Muhannad Abdigani Gele
Directir BTS Online

Related Items


Leave a comment