Natherland: Rag lagu hayey Xabisiga ku yaal natherland oo somalia ayaa qar ka mid ah dib loo siiyey xoriyadoodii

Monday December 27, 2010 - 13:40:52
0 Comments
872
Super Admin
Wararka Warqabadka BTS ka helayo Wadanka Holland ayaa sheegaya in xoriyadoodii la siiyey 5 ka mid ah niman wadanka lagu xiray maalmihii la soo dhaafay kuwaas o looga shakiyey falal argagaxisnimo dhamaantoodna ahaayee somali
somalida ku nool dalka holand ayaa wada dhaq dhaqaaqyo ay ku doonayaan in lagu siidaayo si dag dag ah dadka xiran oo qaarkood aan si sharci ah ku joogin markii horeba.

12-kan qof ee somalida ah ayaa waxaa lagu eedeeyay inay ku howlanaaen falal argagaxisinimo, waxaana danbigan kusoo oogay kooxda loo yaqaano NS-ta oo daba gal iyo baaritaan dheeri ah ku sameeyay ragani oo xitaa wax badan telfonada ka dhageysanayay nimankan .

Ragaan ayaa qaarkood dagan yahiin wadanka Denmark sida ay warbaahinta ay u xaqiijiyeen dad ku sugan wadankaas siina carabaabay in dadka denmark dagan ay yihiin labo ka mid ah 5ta nin ee xoriyadooda helay.


Mohamod hasan
BTS Naderland

Related Items


Leave a comment