BTS: Maydad laga helay Wadada Warshadaha ee Magalada muqdisho

Sunday January 16, 2011 - 11:22:05
0 Comments
1117
Super Admin
Rag mayd ah oo gaariya 2 ayaa laga helay Agagaarka Wada Warshadaha oo ay xalay isaga hor yimaadeen Ciidamda Shabaab iyo Amisom

Wararka laga helayo deegaankaasi ayaa waxaa ay sheegayaan in goobta ay yeelaan ragaasi meydadka ah ay tahay jidka Warshadaha halkaasi oo ay isku horfadhiyaan ciidamada AMISOM iyo kuwa Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab.

Dadka deegaanka oo ku sugan xaafadda Tusbaxleey ee degmada Dayniile ayaa warbaahinta u sheegay in labadaani qof ee meydka ah da’duudo lagu qayaasay 45-jir iyo 50 jir waxaana ilaa hadda aan jirin cid isku howshay qaadista ragaasi meydka ah.

ayada oo halkaas ay xasiloon tahay iminka inkasta oo ay jiraan cabsiyo in markale ay isku gacmo saaraan Kooxaha Aminson iyo Shabab ee Dagaalku ku dhxmaray horay.

Axmed deeq BTS online

Related Items


Leave a comment