BTS: Madaxwayne Shariif iyo wafti uu hogaaminayo ayaa u duulay Addis ababa

Saturday January 29, 2011 - 19:26:24
0 Comments
924
Super Admin
Waxaa saacado yar ka hor ka duulay Airport Aadan caade International Airport wafti uu hogaaminayo Madaxwaynaha somali Shiikh shariif ku waas oo safar ka qayb galka shirka AU u aaday Dalka ethiopia caasumadiisa Addis ababa.
Madaxweyne Shariif iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka ka dhoofay garoonka diyaaradaha caalimaga ahee Aadan cadeisagoo ku sii jeeda magaalada Adis ababa halkaas oo uu kaga qeybgelidoono Shirka Madaxda wadamada Midowga Afrika oo ka furmaayaberito.

Wefdiga Madaxweynaha waxaa kamid ah Wasiirka Maaliyada iyo Lacagta Xussein Cabdi Xalane,Wasiirka Waxbarashada iyo tacliinta sare iyo masuuliyin kale.

Madaxweyne Shariif ayaa lagu wadaa inuu ka qaybgalo shir madaxeedka Ururka Midowga Afriko ee berito ka furmi doona halkaas iyadoo uu ka jeedin doono khudbad ku saabsan xaaladda ka taagan Soomaaliya iyo in la taageero dawladda uu hogaamiyo.

Axmed Maxamed Axmed somali

BTS online

Related Items


Leave a comment