Meydka cunug saacado dhalnaa oo laga helay xeebta Degmada Xamarweyne

Tuesday April 26, 2011 - 18:53:12
0 Comments
1171
Super Admin
Meydka cunug saacado dhalnaa oo laga helay xeebta Degmada Xamarweyne
Dadka ku dhaqan degmada Xamar weyne ayaa maanta ka war helay meydka cunug wax yar uun dunida joogay kaasoo hooyadhii dhashay ay soo tuurtay.

Inta badan dadkii isku soo baxay waxay isla dhexmarayeen in hooyadii dhashay ay si ula kac ah u soo tuurtay inkastoo aan la aqoonsan.

Gudoomiyaha Degmada Shangaani Ibraahin babaay ayaa saxaafada u sheegay inay aaseen meydka cunugaasi saacadaha jirey kadib markii ay heleen.

Gudoomiye Babaay waxaa uu ugu baaqay hooyinka ceynkaasi oo kale ah inay ka waantoobaan tuurista ubad alle siiyay si kasta ha ku dhasheene,

Wixii war ah oo ka soo kordha kala xariir Isha wararka

www.burtinletimes.com

Related Items


Leave a comment