Tahniyad Aroos oo ka dhacday wadanka Nederland;

Tuesday May 10, 2011 - 19:42:56
0 Comments
2878
Super Admin
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa arooska iyo aroosada oo kala ah Shukri nuur xasan iyo C//laahi nuur xasan oo aqalgalkooda ka dhacay wadenka Nederland gaar ahaan magaalada Doetinchem taariikh du markey aheed 29/april/ 2011 waxaa diraayo Aaamin Aaamin
1) Hooyo faaduma xasan

2) Aabe Nuur xasan

3) Hooyo xaawo

4) C//aahi nuur xasan iyo xaaskiisa faaduma

5) Salaado nuur xasan iyo xaajigeeda keeyse iyo caruurtooda

6) Saciido nuur xasan iyo xaajigeeda yuusuf iyo caruurtooda

7) C/bdi nuur xasan iyo xaaskiisa farxiya

8) Xasan nuur xasan

9) Cumar nuur xasan

10) Shukri nuur

11) C/naasir maxamuud xaashi (ceerow)

12) Xaliimo sacdiyo c//e faarax

13)Ibraahim c//e faarax

14) Naciimo c//aahiaxmed

15)Faadumo c//aahi yaanyo

16) Sahro omar xasan iyo xaajigeeda canshuur

17) fartuun mamed xasan

18)Maryan c//aahi colow

19) Najmo axmed daahir

20)Zeynab maxamuud cali

21)Qamar c/aahiaxmed iyo wiilkeeda caadil yare

22) Maxmed fiyaad

23) Isxaaq maxamed ciise

24) Camu xasan macalin

25) Zakariye ismaaciil maxamed

26) Xuseen muuse qaliif

27) Qaalid axmed waxaan marlabaad u hanbalyeeynaynaa arooska iyo aroosada oo kalah Shukri nuur xasan iyo claahi nuur xasan ( shiine) waxaan idin leenahay kuwi is ku waaro ubad qayr qabana kala helo wiil iyo caano gabar iyo caano

Related Items


Leave a comment