Magaalada Amsterdam oo lagu qabanaayo koobka HIRDA AMSTERDAM SUMMER CUP 2011–

Saturday May 28, 2011 - 01:06:16
0 Comments
1661
Super Admin
Magaalada Amsterdam oo lagu qabanaayo koobka HIRDA AMSTERDAM SUMMER CUP 2011–
Waxaa magaalada Amsterdam dalka Holland lagu qabanayaa maalinimada Axadda oo ay taariikhduna tahey 29/05/2011 Koobka HIRDA Amsterdam Summer Cup 2011 oo ay ku tartami doonaan 8 kooxood oo kale kale imaan doono magaalooyin kale duwan oo dalka Hollandah.
Kooxahaas oo loo kale qaybiyay labo qaybood oo min 4 ah, tartankaan xiisaha badan waxaa u dhici doonaahal maalin. hadabajaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Holland waxaa la ogeysiinayaa inay ka soo qayb galaan tartankaan.

Waxaa sanadkaan si gaar ah loogu martiqaaday koobka Garsoore Cabdulqaadir Maxamed Ibrahim ''Caddaay'' islamarkaana waxaa dalka Holland gaarey SSPAMEDIA oo si toos ah idinkaga soo gudbin doonto barnaamijkaan qiimaha badan
Jadwalkana waxaa uu noqonayaa sidatan hoos ku qoran
HIRDA AMSTERDAM SUMMER CUP 2011

Poule A Poule b
Hoorn Rotterdam
Utrecht Groningen
Haarlem Venray
DordrechtBreda
Bergen op ZoomZwolle

CinwaankaGaroonka lagu qaban doono koobkaan waxaa ka daalacataa xayeeysiiska kor ku dhagan,halka
wixii faahfaahin ah kale xiriir Cabdi Fanaan Madaxa Gudiga qabanqaabada HIRDA AMSTERDAM SUMMER CUP 2011.

W/D: Yusuf Yusuf
Sports writer of SSPAMEDIA
mrsomalia@hotmail.com
Nijmegen
Holland

Related Items


Leave a comment