Madaxweyne Shiikh Shariif Oo Soo Dhaweeyay is Casilaadii Farmaajo.

Sunday June 19, 2011 - 23:44:42
0 Comments
1216
Super Admin
Madaxweynaha dowlada KMG ah ee soomaalia Shariif Sheekh axmed oo hadal koban ka jeediyay munabadii u isku Casilayay Raysal wasaarihii hore ayaa aad uso dhoweeyay is casilaada Maxamed C/laahi Farmaajo.
Madaxwryne shariif ayaa sheegay in uu ka aqbalay Farmaajo warqadii is casilaada isagoo ku amaanay farmaajo Mudadii lixda bilood ah ee uu joogay xafiiska Raysal wasaranimo waxqabadkii balaarnaa ee uu la yimid.

Madaxweynaha Dowlada KMG ah ee Soomaaliya oo hadalkiisa ku dheeraaday ayaa sheegay in ay Mr Farmaajo oo kale Ku fanani doonan howshii uu umadda soomaaliyeed u qabtay balse ay duruuf keentay is casilaadiisa waxana uu Carabka ku adkeyay shariifka isaga iyo golahiisa wasiirada in u jeclaa in ay sii hayan shaqada balse ay tasi sura gal Noqon weyday,

Shariifka aya shegay in howlihi dowlada iyo dagaalki ay kula jirtay Alqacida iyo Al shabaaba ay xukuumada cusub sii Dhameystari doonto isagoo Shariifka Sii hayaha Xilka Raysal wasaaraha uu u magacabay C/wali Maxamed Cali oo ahaa Raysal wasare ku xigeen.

Raysal wasarihi hore ee kuxuumada KMG ah ee soomaalia aya tagero aad u balaaran ka haysta umadda soomaaliyeed iyadoo darenkodana ay ku muujinayeen banaanbaxyo balse ugu danbeyn lagu qasbay Farmaajo in uu xilka ka tago.

Madaxweyne shariif ayaa hadan loga fadhiyaa Raysal wasaare bedela mudane Maxamed c/laahi Farmaajo.

Buritnletimes Muqdisho Soomaalia.

Buritnletimes@gmail.com

Related Items


Leave a comment