Xildhibaan Maxamed Cabdi yuusuf Oo Gaaray Holland.–

Sunday August 07, 2011 - 02:15:49
1 Comments
2552
Super Admin
Xildhibaan Maxamed Cabdi yuusuf Oo Gaaray Holland.–

Siyaasiga caanka ah xilal kala duwana kasoo qabtay Dowladahii Tan ka horeyay hadana ah xildhibaan ka tiran Baarlamaanka soomaalia Maxamed Cabdi yuusuf ayaa gaaray dalka holland isagoo si diiran loogu soo dhoweeyay Garoonka diyaaraha ee schiphol airport.
Siyasiyiinta Aqoonyahanka culumaa idiinta Soomaaliyeed ee jooga dalka holland ayaa si diiran usoo dhoweyay Siyaasi ahna xildhiban ka tirsan Baarlamaanka soomalia Mudane Maxamed Cabdi yuusuf oo dalka Holland u tagay howlo Caafimaad iyo Kulan uu la qadanayo qurba joogta Soomaaliyeed ee ku nool dalka Holland,
Xildhibaan Maxamed Cabdi yuusuf ayaa hadan ujeedkisa safarka waxa uu ku qotomaa in Xalada caafimaad isagoo intu Halkan jooga kulamo gaar gaar ah la qadan doono madax ka tirsan dalka Hollnad iyo qurba joogta soomaliyeed ee dalka Holland.

Xildhiban Maxamed Cabdi yuusuf oo caan ka ah masraxa siyaasada somalia marna soo noqday Raysal wasaraha Soomalia xiligii dowladii C/qaasim salaad xasan xilal wasiro kala duwana ka so qabtay Dowladii Hore iyo kuwa danbaba ayaa markii u dhameysto safarkisa uu ku joogo dalka Holland u gudbi doona dalka England si la mid ahna u kulamo kula Qadan doono Qurba joogta Somaliyeed e dalka England iyo Siyaasinta dalkaaasi England.
xusein kaamil xusein.
Amersfoort.

Holland.

Related Items

Comments


Leave a comment