Nabadoon Xasan Xuseen Aw-Maxamed (Xasan Waloore) oo lagu dilay Gaalkacyo

Monday August 08, 2011 - 02:23:40
0 Comments
845
Super Admin
Nabadoon Xasan Xuseen Aw-Maxamed (Xasan Waloore) oo lagu dilay Gaalkacyo

Wararka naga soo garaya magalada Galkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa tibaxaya in Caawa Magaladaasi lagu dilaay Nabadoon caan ka aha Magalada Galkacyo.

Dilka Nabadoon Xasan Waloore ayaa ka dhacay Afafka hore ee Misaajid ku yaala Xaafada Gaarsoor ee Dagmada Galkacyo halkaas oo u Marxuunku ku soo tukaday Salada Tarawiiixda.

Xaalada Magalada ayaa kacsan waxaana laga cabsi qaba in ay ka dhacaan Dilal Qorshaysan oo lagu arayo Nabadoonka Caawa lagu toogtay Magalada Galkacyo.

Ila iyo hada lama oga Cida ka danbeysa Dilka Nabadoonka balse waxaay qayb ka tahay Dilal Taxano aha oo ka dhacayay Wayadaan Magalada Galkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.

Wixi Warar ah ee ku soo kordha kala Soco Warbahinta Calamiga ah ee.

Burtinletimes.com

Related Items


Leave a comment