NABADOON XASAN XUSEEN AW-MAXAMED (XASAN WALOORE) OO LAGU DILAY GAALKACYOViews

Monday August 08, 2011 - 04:41:01
0 Comments
1315
Super Admin
NABADOON XASAN XUSEEN AW-MAXAMED (XASAN WALOORE) OO LAGU DILAY GAALKACYO
Nabadoon Xasan Xuseen Aw- Maxamed (Xasan Waloore) oo kamid ah nabadoonada ugu waaweyn Puntland ayaa waxaa la toogtay caawa fiidkii ka dib markii uu ka soo baxay Salaadii Taraawiixda oo uu ku tukanayay masjid ku yaala xaafadda Garsoor ee magaalada Gaalkacyo.

Dilka marxuumka ayaa waxaa geystay niman bistoolado ku hubeysan afkuna u duuban yahay oo aan ilaa hada la garaneynin.

Goobta dilka ka dhacay ayaa waxa ay aheyd agagaarka Hotel Kaah waxaa isla markiiba soo gaaray qeybo ka mid ah ciidamada amniga Puntland.

Wixii kasoo kordha dilka marxuun Nabadoon Xasan Xuseen Aw- Maxamed (Xasan Waloore) Wixii war ah oo danbe waxad kala socon doontaan

shabkada caalamiga ah ee

burtinletimes.com

Related Items


Leave a comment