Putland Oo Soo Bandhigay Maxabis Ay Ka qabteen Somaliland.

Thursday August 11, 2011 - 01:14:31
0 Comments
945
Super Admin
Maamulka Putland ayaa soo bandhigay baxaabis aad u tira badan oo ay shegen in ay kaso qab Qab teen degaanka taleex kadib markii ay weerar ku qadeen kolonyo ciidan ah oo marayay aagaasi.

Taliyaha madaxtooyda Putland Cumar C/llaahi Faraweyne ayaa sheegay in howl Gal ay sameyen ciidamadooda Putland ay gacanta kuso dhigeen 19 baxbuus oo ka tiran ciidamada soomaliland kuwaso isagu jiray saraakil iyo ciidan kale isago shegay in hada ay ku xir xiran yihiin Magalada garowe ee caasimada putland.

Maamulka Putland ayaa sidoo kale soo bandhigay gawari dagaal oo ay wateen cidankan ay qabteen kuwaso ku xardhaneyd sumadda soomalind.

Xiisad horleh ayaa kasoo if baxday degaanka sool oo hadan gacanta ugu jirta maamulka soomaliland waxana ay soomaliland weerardan ku Edeynayaan putland.

Taliyaha Ciidamada Madaxtooyada Puntland Col. Cumar C/llaahi Faraweyneoo ay warbaahintu wax ka weysiisay wax qaasaro ah haduu dhankoda kazoo garay ayaa shegay in ay san jirn qasaaro kaso galay dhankoda ayna bad qaban ciidankoda balse wararka qar ayaa shegaya in Gudoomiyihiiwax barashada ee sool ee maamulka soomaliland weerarkasi lagu dilay.

Wixi war ah o kaso kordha kal soco Burtinletimes.com.

Burtinletimes Garowe.

Burtinletimes@gmail.com

Yusuf Jeeri

Related Items


Leave a comment