Qaar Kamid Ah Somaalida Minnesota Oo Bandhigay Fursado Waxbarasho Lacag La,aan Ah ah (DAAWO)

Tuesday December 26, 2023 - 13:26:36
0 Comments
101
ahmed raajaa
MINNESOTA
Soomaalida ku nool Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka oo soo bandhigay fursado wax barasho oo bilaash ah.

Sanadka cusub 2024 ayaa lagu dhawaaqay NSB oo ah deeq wax barasho oo loo fidinaayo dadka daqligooda uu ka hooseeyo, 80 -kun $ dollar iyo ku soo galootiga ah, ama aan haysan sharciga wadanka maraykanka.

Mashruucan ayaa waxaa ka soo shaqeeyay Senator cumar fatax oo ah hogaamiyaha dhinaca waxbarashad Aqalka Senator una dhaq dhaqaaqa bulshada gobolka minesota dalka mareykanka .

Sida uu sheegay wariyaha qaranka Cabdi hakiin Cabdi ismaciil, Senotarka ayaa matala degmad 62 isagoona ah qofkii ugu horeeyay oo somaali Muslim ah oo kamid noqda xildhibaanada Minnesota.

Ugu dabeeyntii Naadiya maxamed oo ah duqa Sanlus back ayaa ku amaantay dadaalka uu geliyay mashruuca waxbarasho Senator Cumar faatax.

Meeraysane.com

Related Items


Leave a comment