Sarakiisha ciidamada qalabka sida oo soo bandhigay xabsi la,aanta ka jirta dalka.

Friday February 02, 2024 - 22:03:32
0 Comments
68
ahmed raajaa
MUQDISHO
Sarakiisha ciidamada qalabka sida oo soo bandhigay xabsi la,aanta ka jirta dalka.

Gen. Xasan Cali nuur Shuute ayaa tilmaamay in aan xabsi loo hayn dambiilayaasha kala duwan, isagoo sheegay in xabsiga dhexe la wada geeyo midka laga keeno gobolada iyo kan xamar laga qabto.

DANBIILAYAASHA MEEL LAGU XIRO MALAHAN DALKA XABSI YARI AYAA KA JIRTA" sidaasi waxa yiri  Hassan Ali Nur Shute

Taliye Shuute oo hadalkiisa sii wata ayaa tilmaamay in madaxda uu ku jiro gudoomiyaha gobolka banaadir ay u gudbiyeen.

Meeraysane.com 

Related Items


Leave a comment