Dagaal Qasaaro Geystay oo Dhex maray Alshabab iyo Ciidamda Dooxada Shabelle.

Monday August 15, 2011 - 00:23:58
0 Comments
924
Super Admin
Dagaal Qasaaro Geystay oo Dhex maray Alshabab iyo Ciidamda Dooxada Shabelle.

Dagaalka oo la isku adeegsaday hubka noocyadisa kala duwan ayaa waxa uu ka dhacay duleedka magalada Beledweyne e xarunta gobolka hiiran waxana uu u dhaxeeyay Ciidan ka tirsan maamulka dooxada Shabelle oo ah maamul dhawan la As Aasay iyo ururka Alshabaab ee ku sugan Degaanksi
Dagaalka ayaa xoogiisa ka dhcay degmada kala beryrka oo ay labada ciidan isku hor fadhiyaan waxna dagaalka soo hor qaday ciidanka shabababka o fariimo ciidamada dooxada shabele faarisimahooda dagaal ba'an ku ekeeyay halkasoo ka dhashay qasaro naf iyo maalma leh.
Maxamed Nuur Caga joof oo ah wasiirka warfaafinta Maamulka Doxada Shabelle oo warbaahinta la hadlay dagaalka kadib aya shegay in ciidankoda Weerar xoogleh lagu soo qaday ayna sameeyen iska cabin isagoo xusay in qasaaro aad u xoogan ay gaarsiiyeen shababaabku.Dhanka Alshabab ayan jirin sarakisha wax hadal ah oo kasoo baxay dagalkaasi ay la galeen Maamulka cusub ee dooxada shabelle oo mudo deegaanadasi kawaday ciidan Aruursi.
Mana jirto cid kasoo warantay Qasaraha dhabta ah ee labada dhinac ka dhashay iyo dhibaatda garaybo dadka rayidka ah ee ku sugan gooba lagu dagalamyo waxna dagaalkan uu uso aaday xili ay shababku faaruqiyeen maglada muqdisho ayna isku urursaden Gobolkada dalka soomalia.

Burtinletimes Beledweyne
Burtinletimes@gmail.com

Related Items


Leave a comment