Xildhibanad Sacdiya Carays ayaa lagu soo dhawayey Magalada Garowe (Daawo Sawiro )

Friday February 08, 2013 - 20:50:20
0 Comments
2222
Super Admin
Xildhibanad Sacdiyo Carays Ciise oo ka tirsan Xildhibanada Dowlada Federalka somalia ayaa siwayn loogu soo dhaweeyey Caasumada Puntladn ee Gorowe ayada o kullamo la qaadatay Madaxwaynaha iyo kuxigeenkiisa Golaha baarlamka iyo kuwa wasiirada.
Xildhibanada ayaa muddooyinkaan dambe socdaal ku maraysay Deegano ka tirsan Dowlada Puntland ayada oo horay uga soo dagtay Magalada Bosaaso ee gobolka bari kullana kula yeelatay Maamulka Gobolka kan dagmada iyo wasiiro ka tirsan Dowlada Puntland iyo waliba qaybaha bulshada rayidka ah sida waxgaradka, Ganacsatada, iyo ururada Bulshada ayaga oo ka wada hadlay xaalada Guud ee dalka gaar ahaan Puntland


Xildhibanada ayaa hada ku sugan xarunta looga arimiyo Dowlada Puntland ee Garowe ayada oo aad loogu soo dhaweeyey kulamana kula yeelatay Madaxda ugu sarsaraysa Dowlada Sida Madxwaynaha , kuxigeenkiisa , Xubnaha Baarlamaka, golaha wasiirada iyo qaybaha kale ee bulshada Reer Puntland ee ku sugan garowe .

Xildhibaanda ayaa la filayaa in maalmaha fooda nagu soo haya ay u socdaasho deegano kale oo ka tirsan Puntland sida Galkacyo ayada oo safarkeedu la xiriiro iswaraysi xaalada dalka ka dib markii uu baarlamku galay muddo fasax sido kalena ay baarlamku qaarba go,aansaday in uu gaaro deeganada laga soo doorto ayada oo xildhibanad sacdiyo tahay xildhibanada Reer Puntland ee dib u timi Gobolada laga soo doortay .

Sawiro





Related Items


Leave a comment