Magacyada Musharaxinta ilaa iyo hada Tanaasushay iyo taariikhdooda oo kooban

Sunday January 05, 2014 - 21:58:45
0 Comments
1651
Super Admin

Maalmihii u dambeyey waxaa ka harayey doonida xilka Madaxwaynaha iyo ku xigenka Puntland Musharaxin badan ayada oo lagu wado in ay intas ka bataan xiliyada nagu soo aaday.

1-Maxamed Cali yusuf (Gaagab) Madaxwayne ku xigenki hore Puntland ka soo jeda Mudug.

2-Dr Sadiq Enow (Prof dhaktarna ah ) ka soo jeeda Gobolka Karkaar.

3- Maxamed Yaasin (Ganacsade wayn) ka soo jeeda Gobolka Karkaar.

4-C/raxaman Shiekh Maxamed Gablax (Aqon yahn) ka soo jeeda Gobolka Mudug.

5-Dr Yaasin Farax Cartan (Dakhtar jagoyin badan kasoo qabtay Puntland) ka soo jeeda gobolka bari.

BTS Onlne.


Related Items


Leave a comment