Daawo Khudbadii Ahmed Garaash oo u tartamaya Madaxwayne Kuxigeenka Puntland

Tuesday January 07, 2014 - 17:32:44
0 Comments
1062
Super Admin

Ahmed Garash oo kamid ahaa Madaxwaynayaashii Maamulkii lamagac baxay Khatuma State oo dhawaan sheegay inuu kasoo baxay Maamulkaas hadana uu u tartamayo Madaxwayne Ku xigaynka Maamul gobaleedka Puntland ee shanta sano ee soo socota. Ahmed Garash ayaa kamid ah 11 musharixiiin ah oo u taagan jagada Madaxwayne ku xigeen ee Puntland taas oo lafiyo inay qabsoonto bari ii Arbaca kuna beegan 8-da Janaayo
2014

Related Items


Leave a comment