Daawo Sawirada Madaxwayne ku xigeenka Puntland oo ka duulaya C/laahi Yusuf Airport kuna wajahan Kismayo

Sunday January 19, 2014 - 13:40:15
0 Comments
1358
Super Admin
Madaxwayne ku xigeen iyo wafti balaaran oo uu hogaaminayo ayaa u kicitimay Xarunta Maamulka jubbaland si ay uga qayb galaan Munaasabada caleemasaarka Madaxwaynaha , Kuxigeenkisa iyo Xukumada cusub ee uu madaxwaynuhu shalay soo dhamaystiray.

Madaxwayne ku xigeenka ayaa saaka si wayn loogu soo dhaweeyey Magalada Galkacyo ee Gobolka mudug asaga oo ay safarkisa ku weheliyeen nabadono , siyaasiyiin , xukumadi hore qaybo ka mid ah iyo madaxkale oo badan.

image jpg 2406-61

image jpg 2406-58

image jpg 2406-59


image jpg 2406-67

image jpg 2406-60

Related Items


Leave a comment