Hay'ada Fulinta Qandaraska Airportka bosaso iyo Madaxwaynaha Puntland oo shir u socodo

Tuesday March 18, 2014 - 12:48:14
0 Comments
1101
Super Admin
Waxaa maanta Garowe booqasho ku yimid Wafdi ka Socda Hay’ada Mashaariicda ee Qaramada Midoobey oo ay Dowlada Talyaanigu ay sanadkii hore u dhiibtey lacagtii lagu dhisi lahaa Garoonka Diyaaradaha Bosaso isla markaasna waxay hay’adu wadeen waayadaan Tartanka Qandaraaska Shirkadaha dhisaya Garoinka.

Kulan ayaa hada Madaxtooyada uga socda Madaxweyne Gaas iyo Hay’ada kasoo loo badinayo inuu ku saabsan yahay dhismaha Garoonka.

Wararka aan ka heleyno Guriga Dowlada Puntland Waxay sheegayaan in ay kulanka ka dib soo saarayaan Wardaxaafadeed ku saabsan kulanka.

Related Items


Leave a comment