Xldhibaan Burhan Adan oo lagu soo dhaweeyey Degmada Burtinle

Monday July 03, 2017 - 03:11:10
0 Comments
1697
Waxaa si diiran loogu so dhaweyey degmada Burtinle e Gobolka Nugaal Xildhibaan Burhaan Aadan Cumar oo ka mid ah Xildhibaanada Dowlada Federalka ah e Somaliya.




Xildhiban Burhaan ayaa socodkisa kaso bilaabay Casumada Maamul Goboledka PL e Garowe ayaa socod kuso maray Deganada Kalabayr, Jalam, Xaarxaar, Meeraysane iyo raydabta ayaa ugu danbayntii so gaaray magalada Burtinle isagona ay so dhaweyen Maamulka degmada, cuqaasha, aqonyahanka, hawenka iyo ururada dhalinyarada.

Xildhabaan Burhaan inta aan loo galbin hallka shirrarka ee dagmada, Wuxuu booqday qaybo kala duwan oo ay kamid yihiin, Rugta caafimaada ee Dagmada Burtinle, Waxbarashada iyo rugu ganacsi oo kala duwan.

Xildhimaan Burhan ayaa kadib loo galbiyey hoolka shirarka ee degmada burtinle halkasoo uu kulan kula qaatay qaybaha kala duwan ee  bulshada.  Xildhimaanka ayaan dadwaynihii kasoo qayb galay uga waramay xaalada dalka uu ku sugan yahay iyo waxyaala uu doonayo inuu u qabto deegaankiisa iyo dadkiisa.


Kadib, Xildhimaan Burhan Adan Omor ayaa ku dhawaaqay inuu xafiis rasmi ah ka furayo Degmada Burtinle. Xafiiskaas ayuu sheegay inuu noqon doono midka isku xiri doona Bulshawa waynta reer Burtinle iyo Dawlada Federaalka ah ee Somalia oo xildhimaanku xubin ka yahay. Muda yar kadib, Xafiiska Xildhimaan Burhaan ayaa waxaa xariga kawada jaray maamulka Degmada Burtinle iyo Xildhibaanka. 

ABDULKAADI HANANJEEH 
BURTINLE NUGAAL SOMAALIA

Related Items


Leave a comment