Mr Trump oo Canbaarayn kulul u jeediyey Xisbiga Dimuqraadiga

Sunday February 14, 2021 - 12:37:12
0 Comments
431
Nasteeh Bare
Aqalka sare ee Mareykanka ayaa shan maalmood kaddib soo afmeeray dacwaddii Donald Trump ee uu waday.

Go’aanka ugu dambeeya wuxuu noqday in Trump uusan wax lug ah ku lahayn weerarki bishii hore lagu qaaday aqalka Koongreska Mareykanka.

Trump ayaa markale ka guuleystay xisbiga dumuqraadiga dacwaddii ay la damacsanaayeen, kaddib marki ay si weyn u garab istaageen xubnaha xisbigiisa Jamhuuriga.

Mr Trump ayaa qoraal uu soo saaray ugu dabbaal-degay in dacwaddaas lagu waayay isago cambaareeyay Xisbiga dumuqraadiga.


Related Items


Leave a comment