Madaxwayne maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay

Tuesday April 20, 2021 - 10:49:29
0 Comments
457
Nasteeh Bare
Madaxweynaha somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay, kaddib markii uu booqasho gaaban ku tegey dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Koongo.

Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Koongo Mudane Felix Tshisekedi ahna Madaxweynaha Midowga Afrika.


labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal, ayadoo madaxweyne Farmaajo ka mahadceliyey dadaalada ay Soomaaliya ka wadaan Midowga Afrika oo uu hadda Madaxweyne ka yahay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Koongo.

Related Items


Leave a comment