Maxkamada G/Mudug Oo Dacwad Ku Riday Kooxihii Mobailada Ka Furan Jiray Dadka Galkacyo

Wednesday August 18, 2021 - 12:32:40
0 Comments
321
Galkacyo

Ciidamada police-ka puntland ayaa maanta xirtay wadada hormarta maxkamada gobolka ee magaalada galkacyo.

Arintaan ayaa timid kadib markii la tilmaamay in Maxkamada ay dacwad Ku qadayso kooxo dadka shacabka ah ka dhici jiray mobailda 

Sidoo kale kooxahaas ayaa tooreeyo dadka ku dili jiray sida uu Meeraysane.com u sheegay Askeri ka tirsan ciidamada police-ka magaalada galkacyo.

Isku soo duu-duub Xirashada wadada ayaa culays weyn Ku keentay isku socodka guud ee magaalada galkacyo.

Meeraysane.com

Related Items


Leave a comment