Gary Neville Oo Ka Hadlay Arinta Man Utd Iyo Ronaldo

Sunday August 29, 2021 - 00:02:01
0 Comments
333
London

Ciyaaryahankii hore Gary Neville oo la hadlaayay sky sport ayaa sheegay in Man Utd Heshiis LA gashay  Cristiano Ronaldo si dib Ugu soo noqdo Old Trafford Square isagoo ka imaanaya Juventus .

Xigigaan bortaqiiska ah ayaa man utd u dhaliyay 118- goal kadib 292-game oo uu Ciyaaray inta u dhexeeysay 2003---ilaa---2009-kii.
Isagoo kula guulaysatay 3- Premier League iyo one Champions league sida uu tilmaamay ciyaaryahankii hore Gary Neville.

Related Items


Leave a comment