MUQDISHO
Munaasabad loogu mahadcelinaayay Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed doorkii ay ka geesteen qabashada doorasha labada aqal ee Baarlamaanka JFS ee lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Iyadoo munaasabadaas uu ka qayb-galay Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish).
Duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Filish ayaa si guud ugu mahadceliyay cid kaste oo gacan ka geestay in si xasiloon ay kusoo dhamaato qabashada doorashada Xildhibaanada labada aqal ee lagu soo gaba-gabeeyay Muqdisho.
Meeraysane.com
Leave a comment