Madaxweynihii Sedexaad Ee Dalka Kenya Oo Geeriyooday

Friday April 22, 2022 - 14:39:08
0 Comments
416
NAIROBI

Waxaa geeriyooday Madaxweynihii hore ee dalka deriska aanahay ee Kenya Mwai Kibaki, sidaasi waxaa Xaqiijiyay madaxweynaha xilka dalkaas haya Uhuru Kenyatta.


Mwai Kibaki ayaa da’a ahaan jiray sida la sheegay 90-sano, isagoona ahaa madaxweynihii 3-aad ee talada dalkaasi soo qabta Mwai Kibaki ayaa madaxweyne soo ahaa sanadihii 2002- 2012-kii.


Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa tilmaamay inuu dalka geli doono baroor diiq qaran inta laga aasayo madaxweynaha hore islamarkaasna Calanka hoos loo dhigi doono sida ay sheegtay Daily Nation.


Meeraysane.com

Related Items


Leave a comment