GALKACYO
Caalamu
islaam oo dhan ayaa Beri la isku raacay inay tahay maalinta koowaad ee ciidul
fidriga ee bisha Shawaal 1443-hijriya, iyadoo laga arkay degaano ka tirsan
puntland.
Degaanadaas
ayaa waxaa kamid ah tuulooyin kala hoos taga Gobolda mudug iyo nugaal waxauna
kala yihiin tuulooyinka seemade, meegaagle iyo tuulo jalam sidaasi ayaa inta
badan dadka isugu waafaqeen inay tahay beri ciid.
Ciidaan ayaa
saamayn balaaran ku yeelatay dhamaan dadka ku dhaqan gobolada dalka soomaaliya
gaar’ahaan degaanada puntland.
Iyadoo la
arkaayay qaybaha kala duwan ee bulshada soomaaliyeed oo ku howlan iibsashada
noocyada dhar iyo Alaabada caruurta ku ciidaan.
Ciid Wanaagsan
Meeraysane.com
Leave a comment