Dhagayso darsiga Jimcaha: Shiikh Abuukar Xasan

Friday November 17, 2023 - 14:08:39
0 Comments
123
ahmed raajaa
Sh. ABUUKAR XASAN MAALIN
Jimce wanaagsan meelkasta oo aad joogtaan maanta waxaan idiin hayaa mid kamid ah daruusta uu aqriyo shiikh abuukar xasan maalin.

Shiikhan waa shiiq aad looga yaqaan guud ahaan geeska Africa, gaar,ahaan dalkeena soomaaliya.

Hadaba hadal badan haan mabuuxshee jimcadaan khayrkeeda Allaha nasiiyo ee ila dhagaysta casharakii wakan.

Meeraysane.com

Related Items


Leave a comment