KUWAIT
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo caawa booqasho-tacsiyeed ku tagay dalka Kuweyt
Madaxweynaha ayaa la wadaagay amiirka dalkaas mudane Sheekh Mishcal Al-Axmed Al-Sabaax dhambaalka shacabka dalka Kuwait Tacsi ku aaddan geerida ku timid, Alle ha u naxariistee, Amiirkii dalkaas Sheekh Nawaf Al-Axmad Al-Sabaax.
Madaxweynaha oo ka mid ahaa hoggaamiyeyaasha Carbeed ee ka qeyb-galay tacsida Amiirka ayaa murugada la qeybsaday Ra’iisul wasaaraha iyo golaha Amiirrada ee uu la kulamy iyo dhamaan dadka reer Kuwait.
Meeraysane.com
Leave a comment