MUQDISHO
Musharrxiinta Mucaaradka ah iyo ee u taagan xilka Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa mowqif midaysan ku go’aamiyay in doorashada 2024 lagu galo 49 xildhibaan kadib shir gaar ah oo ay ku yeesheen magaalada Garoowe.
War-saxaafadeed ka soo baxay Musharrixiinta xilka Madaxweynaha Puntland kadib waxaa warbaahinta la hadlaymusharax C/ladiif Muuse Nuur Sanyare oo sheegay qof haduu wado khaldan qaado way ku soo xirmaysaa wuxuuna qasban yahay inuu ka soo laabto.
Gudoomiyihii hore ee G/mudug Ahna musharax madaxeynaha Puntland ayaa sheegay inuu shirkaan waqtiga dheer qaatay taasna waxaa kalifay damaca madaxweynha xilku ka sii dhamaanayo mudane siciid c/laahi deni ayuu yiri sanyare.
Iyagoo tilmaamay waa Musharrixiinta doorashada Madaxtinimada Puntland inay ku dhacdo wakhtigeeda 8 Jan 2024 laguna galo 49 xildhibaan maadaama SSC-Khaatumo ka baxday Puntland.
Meeraysane.com .
Leave a comment