Ciidamada police-ka Puntland Oo Qabtay Ajaanib Loo Haystay Dahab gaaraya 940-Garaam

Thursday December 28, 2023 - 14:08:24
0 Comments
91
ahmed raajaa
Puntland
Ciidamada police-ka dowlada Puntland ayaa gacanta ku dhigay afar ruux oo ajaanib ah kuwaas oo ku eedeysan inay Magaalada Muqdisho ka qaateen Dahab gaaraya 940 Garaam ayna baxsad ka ahaayeen cadaaladda.

Eedaysanayaasha  police-ka qabteen ayaa kala ah, Cabdikariin Axmed Almuhamed, Jamiila Qasi Yuusuf, Cabdalla Cabdikariim Axmed, iyo Malay Cabdi bdikarim Ahmed

Ciimadanka Boliiska ayaa sheegay in xubnahaan Suuriyaanka ah ee saaka lagu qabtay Qardho la horgeyn doono Cadaaladda.

Meeraysane.com 

Related Items


Leave a comment