Waa Mid Kamid Ah Daruustii Jimcaha Oo Ka hadlayo Niyada Shayga.

Friday December 29, 2023 - 13:37:56
0 Comments
66
ahmed raajaa
MUQDISHO
Jimce wanaagsan mar kale meelkasta oo aad joogtaan waa mid kamid ah dersigeeni jimcaha ahaa oo maanta uu shiikha casharkaan waxa uu ka hadlayaa Niya ama qasadka sheyga.

Sida caadada inoo ahayd maalinkasta oo jimce ah ayaan idiin soo gudbinaa waana muhiim insha,allah .

Shiikhan waa shiiq aad looga yaqaan guud ahaan caalamul islaam, gaar,ahaan dalalka Af-soomaaliya looga hadlo.

Ugu danbeyntii waa inaan ka faa'ideysano casharadaas dur-duraya oo uu inoo Aqrinaayo Allaha ka raali noqdee shiikheena Abuukar xasan maalin. 



Meeraysane.com 

Related Items


Leave a comment