Dowlada mareykanka Oo Sheegtay inay aqoonsan tahay Qaranimada somaliya.

Thursday January 04, 2024 - 10:10:43
0 Comments
75
ahmed raajaa
AMERICA
Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha dibadda Mareykanka Matt Miller ayaa sheegay in dowlada Mareykanka ay aqoonsan tahay qaranimada iyo madaxbanaanida dhuleed ee Soomaaliya taas oo ku saabsan xuduudka 1960 kii.

Taas oo macnaheedu yahay inaan lagu xadgudbi karin dhulka, bada iyo hawada somaaliya una madax banaantahay.

Hadalkan ayaa soo baxay kadib markii 1/1/2024 dowlada Ethiopia heshiis beenaad la saxiixatay madaxweynaha maamulka somaaliland.

Meeraysane.com 

Related Items


Leave a comment