Waa jimcihii kowaad ee sanadka 2024 oo Aan dersigaan idin soo gudbino

Friday January 05, 2024 - 13:37:26
0 Comments
75
ahmed raajaa
MUQDISHO

Jimce wanaagsan mar kale meelkasta oo aad joogtaan waa mid kamid ah dersigeeni jimcaha ahaa oo maanta uu shiikha casharkaan waxa uu ka hadlayo xaajo gudanaya in la salaamo.


Sida caadada inoo ahayd maalinkasta oo jimce ah ayaan idiin soo gudbinaa waana muhiim insha,allah.


Shiikhan waa shiiq aad looga yaqaan guud ahaan caalamul islaam, gaar,ahaan dalkeena soomaaliya.


Ugu danbeyntii waa inaan ka faa'ideysano casharadaas dur-duraya oo uu inoo Aqrinaayo Allaha ka raali noqdee shiikheena Abuukar xasan maalin. 




Meeraysane.com 

Related Items


Leave a comment