Dhamaan Ehelka iyo Qaraabada waxay halkaan Tahniyad dhalasho ah uga dirayanaan Cawil Kamas Geelle iyo Xaaskiisa Shukri Mahamed Jamac oo wiil ugu dhashay Magaalada Burtinle Nugaal Somalia.
Wiilkaas oo loo bixiyey Maxamed Cawil Maxamed (MCM) waxaan lee nahay soo barbaar noqona kii Diintiisa, Dalkiisa, iyo Dadkiisa Anfaca anaguna waxaa ku leenahay Aamiin Aamiin Aamiin!!!!!!
Ehelada Diraysa Tahniyada
Aabe C/salaan Geelle Maxamed
Aabe C/qani Geelle Maxamed
Aabe C/qaadir Geelle Maxamed
Mama Maryan Cadaysay
Mama Xaawo Geelle Maxamed
Mama Ruqiyo Maxamed Warsame
Mama Jamiilo Geelle Maxamed
Mama Caasha geelle Maxamed
Dhamaan Reer Geelle Maxamed
Dhaman Macaliminta Iyo Ardayda NWC
Dhamaan Dhalin yarada Ururka BYD
Dhamaan Bahda Xaarxaar Online
Bahda Xaarxar Online waxaa ay lee yihiin Maxamed Soo Barbaar NOqo Anfece Diinta Dalka Dadka Iyo Dantisaba Amiin Aamin Aamiin !!!!!!!
Muhanned Xaad Gelle
Leave a comment