23/11/2010 - 22:48:56
Suugaan
0
1467
Super Admin
Suugaantu waa kayd maguuraan ah oo lagu xafido dhaqanka iyo taariikhda umadi leedahay, lagana dheehan karo waxa ay aaminsantahay, waxa qiima la leh iyo waliba fikradda ay ka haysto nolosha. Tusaale ahaan: sugaanta Carabtii Islaamnimada ka horreysay lama mid aha middii Islaamnimada ka danbaysay. Shucuubta…