Tacsi: Nabadoon C/laahi Jamac Dheere (Careef) oo ku geeriyooday magaalada Garoowe
Inaa lilaahi wa inaa Ileyhi Raajicuun: waxaan halkaan tacsi tiiranyo leh uga diraynaa geeridii Naxdinta lahayd ee ku timid Nabadoon C/laahi Jamac Dheere (Careef) oo ku geeriyooday magaalada Garoowe xalay oo bishu ku beegnayd 27/11/2012.