Tacsi: Nabadoon C/laahi Jamac Dheere (Careef) oo ku geeriyooday magaalada Garoowe

Wednesday November 28, 2012 - 00:41:26
0 Comments
1335
Super Admin
Inaa lilaahi wa inaa Ileyhi Raajicuun: waxaan halkaan tacsi tiiranyo leh uga diraynaa geeridii Naxdinta lahayd ee ku timid Nabadoon C/laahi Jamac Dheere (Careef) oo ku geeriyooday magaalada Garoowe xalay oo bishu ku beegnayd 27/11/2012.
waxaa tacsida diraya dadka kala ah :-
1: C/salaan faarax cali (karood)
2: Saciid Cabdi Faarax
3: Ingiriis cali xabeeb
4: Jabriil Khaliif Xayir
5: Khaliif cali Liig
6: Xabiib C/qani Shire
7: Muxubo Muxubo Maxamed C/laahi
8: Maryan Galinsoor
9: Shamso Maxamed mire
10: Fowsiyo Bashiir Samatar
11: C/raxman Nuur Dirir
12: C/xakiin C/cabdi Ismaaciil
13: C/nuur Jaamac Cade
14: Towfiiq Shire
15: Nasro c/laahi c/lle
16: Abshir Maxamed jamac (huwan)
17: C/laahi Galinsoor
Dadkan oo dhmaantood jooga Dalka Holland waxay ka tacsiyeynayaan geeridii naxdinta lahayd ee ku timi Nabadoon Careef waxayna leeyihiin ilahay janatu fardowso haka waraabiyo Ehelkii ,qaraabadii iyo caruurtii uu ka tagayna samir iyo iimaan alaha ka siiyo
Anagu na waxaan leenahay Aamiin Aamiin Amiin.

Related Items


Leave a comment