Tacsi: Cali Axmed Jamac Canjalaf (Calixumaan) oo ku geeriyoday Magaalada Godob-jiraan

Friday November 23, 2012 - 00:30:28
1 Comments
1461
Super Admin
Tacsi Tiiraanyo Leh Inaa Lillaah Wa Inaa Ileeyhi Raajicuun ...

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u direynaa Qoyskii iyo Eheladii uu ka geeriyooday Cali Axmed Jamac Canjalaf (Calixumaan) oo ku geeriyooday habeenkii xalay ahaa Nov 21, 2012 Magaalada Godob-jiraan ee Gobolka Nugaal.

Dhamaan reer Cali Axmed, reer Jamac Canajalaf iyo waliba reer Cabdi Ismaaciil, waxan leenahay Hadaan nahay Maamulka Burtinletimes iyo Hawlwadeenadiisa Ilahay samir iyo iimaan ha idin ka siiyo, Marxuumkana qabrigiisa ha u waasiciyo.

Waxaa sidoo kale jira ehel iyo qaraabo badan oo halkaan tacsi uga diraya qoyska Marxuumka iyo dhamaan ehelka oo dhan.

Aamin, Aamin yaa rabi.

Related Items

Comments


Leave a comment