Wararka

Xukuumadii Holland oo u burburtay
Xukuumada dalka Holland ayaa burburtay kadib markii Xisbiyadii Isbaheysiga ku ahaa isku khilaafeen joogitaanka ciidamada Holland ee dalkaasi Afghaanistaan
La taliyihii kowaad ee Madaxweyne Shariif oo is casilay
Prof.Axmed Mumin Warfaa oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed, kuwooda Xalaasha ah,kana soo jeeda Gobnolka Hiiraan , ahna Aqoonyahankii u horeeyey oo ku sameeyey research Beeyada aya iska casilay xilkii ahaa la talaiyaha gaarka ah ee madaxweynaha
Maamulka Xubin iyo Xeeb oo dadaal ugujira xalinta colaada Bacadwayn
Iyadoo maalmihii ugu dambeeyay laga dareemayay xiisado colaadeed oo udhexeeyay beelo Wada daga Deegaanka bacaadweyne ee Gobolka mudug ayaa waxaa isku xilsaaray inay qaboojiyaan Xiisadahaasi kataagan Dagmada Bacadweyne ee gobolka Mudug Maamulka Xibin iyo Xeeb ee caasimadoodu tahay Magalada Cadaado.
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun‘’ We Will Miss Saleban Olad
Allah samir ha aga wada siiyo dhamaanteen geeridii Walaalkeen saaxiibkeen halyeey Wasiir Marxuum Saleebaan Colaad Rooble, waxa u ahaa halyeey qaali ku ah agteena wadani geesi, codkar daacad Soomaalinimo ku jirto una istaagay inuu Isboortiga Soomaaliyeed wax ka qabto, isagoo gudanaya waajibka dalkiisa,…
Dagaal iyo duqeymo saaka ka dhacay Waqooyiga Muqdisho
Waxaa saaka ka dhacay Waqooyiga magaalada Muqdisho iska hor imaad iyo duqaymo u dhexeeya ciidanka DFKM oo ay kaabayaan kuwa AMISON iyo xoogagga Al-shabaab iyo Xisbul Islaam, dagaaælka saaka iyo duqaynta ayaa waxaa ka dhashay khgasaaro iskugu jira dhaawac iyo dhimasho oo soo gaaray dadka rayidka ah…
Abwaan Cabdi Ciyaar Jecel Hees Cusub ‘’Sii Daaya Lamaanaha"
Abwaan Soomaaliyeed oo degan magaalada London magaciisana la yiraahdo Cabdi Shire Jaamac '' Ciyaar Jecel'' ayaa mar kale waxa uu soo saarey Hees cusub oo uu kaga hadlaayo la haystayaasha lamaanaha u dhashay dalka Ingiriiska ee lagu haysto dalka Soomaaliya gaar ahaan degaanka Xarar Dheere, islamarkaana…
Takri Fal :Macalin Kenyan ah oo tababar siinaya Macalimiinta
Mr.R.Owino ''Kenya should thank God for its Somali 'troubles''by By CHARLES ONYANGO-OBBO (Daily Nation) Waxaa dalka Jabuuti ka furmay wax loogu yeeray tababarka Kubadda Kolayga heerka 1aad ( Technical Courses for Coaches Basketball) 02-11 Feb 2010 Djabouti, islamarkaana ay si wadajir ah u soo wada agaasimeen…
Abdu Ibrahim oo maanta Man City u saftay koobka FA .
Ciyaar aad u wanaagsan oo galabta si toos ah looga daawanayay Televisionada caalamka oo dhan iyo dalka Ingiriiska oo ay dhaxmareysay kooxaha kale ah Manchester City iyo Scunthorpe koobka FA dalkaan ayaa waxaa markii ugu horeysay galabta lagu dhax arkay Wiil Soomaaliyeed oo la yiraahdo Abdi Salaan Ibraahim…
Amsterdam oo si rasmi ah looga furey tartankii Koobka HIRDA AFT2009
Xaflad sports oo si weyn loo qabanqaabiyey islamarkaasina ay ka soo qeyb galeen dad magac ku leh sports ka Soomaaliya ayaa waxaa ay ka dhacday Garoonka Sportshallen ee ku yaala Amsterdam Zuid ,iyadoo ujeedada Xafladani ay tahay isdhexgalka dhalinyadada Soomaaiyeed ee ku nool Wadanka Holand hadii ay…
Kulan looga hadalay Burcad-badeeda oo Holland kadhacay
Shirka dhacay wadanka Netherland gaar ahaan magalada Den Haag oo looga hadalaya sidii layskala gaashaman lahaa Burcad-Badeeda gaar ahaana saamaynta wayn ku haysa Puntland iyo aduunakaba, Waxaa sidoo kale looga wada hadalay sidii gacan looga siin lahaa la dagalanka burcad badeeda Maamul gobaleedka Puntland.