Tahniyad Aroos: Mohamed Ahmed Jigre iyo Ayan Jamac Gani

Tuesday July 20, 2010 - 17:08:03
0 Comments
3333
Super Admin
Waxaa halkan Hambalyo iyo Bogaadin loo marinayaa Mohamed Ahmed Jigre iyo Ayan Jaamac Gaani oo aqal galkoodu ka dhacay Magaalda Atlanta ee Gobalka Georgia Cariga USA July 18, 2010 waxaana ilaah looga baryayaa in uu ka dhigo Qoyskii isku waara Kala helana awlaad suuban

Waxaa tahniyadaan si wada jir ah u diraya Ehellda iyo qaraabada hoos ay ku xusan yihin magacayadooda.

    • Maxmed Adan Yusuf
    • Maxamed Cabdille Ismail Gacmey
    •  Aabe Axmed Jigre
    • Xaasan Jigre
    •  Xirsi Jamaac Gaani
    • C/Wali Jamaac Gaani
    •  Xaawo Jamaac Gaani
    •  /Laahi Jamaac Gaani
    • Maxamed Khadar C/Laahi Yusuf
    • C/Laahi Maxed Cabdi
    • C/Kariim Xirsi Carab
    •  Maxamed Qani Maxamuud
    • Xallimo Xirsi
    • Ayaan Kilimbe
    • Shamso Kilimbe
    •  Maryan Adan
    • Xaliimo Adan
    • Siraad Adan
    • Muxubo Adan

Sido kale waxaa tahniyad diraaya  dhamaan asxaabtii maxed axmed iyo ayaan jamaac gaani .

Bahda Xaraxaar Online sidoo kale ayey Hawada Tagniyada iyo Bogaadin u marinayaan lamaanaha ilaahayna uga baryayaan in uu kadhigo qoys ku barbaara Cibaada Allah awlaad saalaxna kala hela.

Sawirada Munaasada Arooska laga qaaday hawada ayey kusuu jiraan ee ha udaymo la'aan Insha allah.

Related Items


Leave a comment