Ciidamada Amison oo rali galin ka bixiyey falkii bareerka ahaa ee shalay ay ku laayeen dadka

Wednesday November 24, 2010 - 19:35:34
0 Comments
1358
Super Admin
Ciidamada Nabad ilaalinta Africa ee Amison oo rali galin ka bixiyey falkii bareerka ahaa ee shalay ay ku laayeen dadka
Taliyaha ayaa qirey in askartoodu si bareer ah shalay u laayeen shacab reer Muqdisho oo aan waxba ka galabsan waxaana uu carabka ku dhuftay inay xabsiga u taxaabeen askartii ka danbeysay falkaasi.

waxaa uu xusay inay baaritaano ku wadaan sababta ku dhalisay askartooda inay si bareer ah shacab rasaas ugu furaan.

madaxweynaha Soomaaliya shariif Sheekh Axmed ayauu sheegay inay qadka kaga wada hadleen dhacdaadaasi islamarkaana uu u balan qaaday in talaabo laga qaadiu doono askartii ka danbeysay falkii shalay 2 -da shacab lagu dilay meel u muuqata garoonka diyaaradaha halak kuwo kalana dhaawacyo ay ku soo gaareen.

Related Items


Leave a comment