Burhakaba: Dagaladii ugu dambeyey ee Buurhakaba ee Gobolka Bay

Thursday December 02, 2010 - 18:05:08
0 Comments
2348
Super Admin
Dagaladii maamihii u dambeyey ka socday deeganao ay ka tirsan tahay Dagmada Buurhakaba ee gobolkla bay ee ay ku wada loo lamayeen Maamulda Xarakatu Mujahid Shabaab iyo XIsbul islaam oo aloosan iyo Maamulka alshabaab oo maalintii ugu dambaysay sheegay in uu la wareegay Deegaanka Buur hakaba

Dagaalka Maanta oo ay soo qaadeen ciidamo Xisbul Islaam is urursaday ayaa la sheegay inay magaalada labo jiho ka weerareen islamarkaana uu dagaalku socday in ka badan 2 saacadood iyadoo labada dhinac isu adeegsadeen hubka noocyadiisa kala duwan.

6 qofood oo ciidamadii dagaalamay u badan ayaa la sheegay inay dagaaladaasi ku geeriyoodeen iyadoo wararka ka soo baxaya dagaalka ay iska gaaban yihiin.

Ciidamada Xisbul islaam ayaa la sheegay inay ku guul dareysteen inay dib u soo ceshtaan magaaladaasi oo shalay lagala wareegay waxayna dib ugu noqdeen meelihii ay ka soo weerar tageen sida tooro toorow

Related Items


Leave a comment