mogdisho: Shabab oo guulo ka sheegtay Dagaladii Ugu dambeyey ee Muqdisho

Sunday December 05, 2010 - 10:06:14
0 Comments
1608
Super Admin
Ciidamada Xarakada Shaabaab ayaa guulo ka sheeganaya Dagaalkii Shalay iyo kii xalay ayaga oo sheegay in aan wariyayasha goobo been ah la tusay oo aan shabaab laga qabsan meelna in ay ayugu wax qabsadaan ma ahane taas oo ku wajaban hadaladii dowlada ee ka soo yeeran in ay goobo cusub kala wareegeen Xarakoyinka dagaalka kula jira

Saraakiil Al-shabaab u hadashay ayaa waxa ay sheegeen in dagaalkasi oo ka dhacay degmada Boondheere ee gobalka Banadir in ay iyagu soo qadeen ayna ka gaareen guulo wax ku ool ah.

Saraakiishaasi waxa ay hoosta kaxariiqeen in ay ku siqeen gooba ay ku sugnaayen ciidmaada Dowlada iyo kuwa aAMISOM ayna khaqaasa xoogan gaarsiiyeen ciidamada midawga Afrika iyo kuwa dowlada.

Dagaalka ahaa mid aad u xoogan ayaan la’ogeyn wali qasaaraha rasmiga ah oo uu sababay mana jirto cid katirsan dowada iyo AMISOM oo ka hadlay dagaalkii maanta oo Alshabaab ay guusha ka sheegteen

Related Items


Leave a comment