Moqdisho: War saxafadeed ka soo baxay Maamulka Dakada Caasumada Muqdisho

Sunday December 05, 2010 - 16:47:57
0 Comments
1211
Super Admin
Warsaxadeedka ka soo baxay xarunta Maamulka Dakada wayn ee Muqdisho ayaa lagu laalayn Hadalo indhawayd is daba joog ahaa oo ka hadalyey is daba maryeyn dhaqaalaha Dadka Muruqmaanka ah ee ka shaqeeya Dakada waxaana laga dareemeyey Cabasho aan xaq lahay dadka ayaga Muruq maalka ah

War saxaafadeedka oo uu ku saxiixnaa Maareeyaha dekada Muqdisho Zayid cali Macalim Cabdulle ayaa lagu sheegay in cabashada Xamaalatada dekada ay tahay mid aan sal iyo raad toona laheyn.

War saxaafadeedka ayaa intaa waxa uu ku darayaa in maamulka dekadu uu ogolyahay in uu ku shaqeeyo shuruucda u taalla dekadaha gaar ahaan tan Muqdisho uuna ilaaliyo qabkii ay xaqooda ku heli lahaayeen xoogsatada iyo waliba hey’adaha kale ee ka howl gala dekada.

Beenintaan ayaa waxa ay imaaneysaa xilli maalma kahor ay soo bexen cabasha xooggan loo katimid raga muruq maalka ah ee ka shaqeeya dekada kuwaa oo shegay in maamulka dekadu uu afka u dhigtay qarashaadkoodii

Related Items


Leave a comment